Wasiirka Maaliyada & taliska Xoogga dalka oo qorshe muhiim ah ka wada hadlay

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage iyo saraakiil kale oo ay ka wada hadleen arrimaha ciidamada. Wasiirka ayaa hoosta ka xariiqay in Wasaaraddu ay dar dargelisay howsha dib u habeynta ciidamada “Maanta waxaan xarunta Wasaaradda Maaliyadda ku soo … Continue reading Wasiirka Maaliyada & taliska Xoogga dalka oo qorshe muhiim ah ka wada hadlay